Codka Ubax

SE08EP04: Hadhiwaa

Ismaaciil C Ubax Season 8 Episode 4

Send us a text

Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!

Support the show