Codka Ubax

SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada

Ismaaciil C Ubax Season 9 Episode 1

Send us a text

Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!

Support the show