Codka Ubax

SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid

Ismaaciil C Ubax Season 9 Episode 4

Send us a text

Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!

Support the show