Codka Ubax

SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka

Ismaaciil C Ubax Season 9 Episode 5

Send us a text

Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!




Support the show